Mid kamid ah Gabdhihii lagu afduubtay Nairobi oo lasoo bad baadiyay iyo Eedeysane la qabtay (Sawirro)

Ciidamada amaanka dalka Kenya ayaa lagu soo waramayaa in ay soo bad baadiyeen mid kamid ah gabdhihii Soomaaliyeed ee dhawaan laga afduubray xaafada Islii ee magaalada Nairobi. Qoraal kasoo baxay Waaxda dambi baarista dalka Kenya ee DCI-da ayaa lagu xaqiijisay in ciidamada ammaanka ay soo badbaadiyeen Xafso Maxamad Luqmaan oo kamid aheyd gabdhihii dhawaan la … Continue reading Mid kamid ah Gabdhihii lagu afduubtay Nairobi oo lasoo bad baadiyay iyo Eedeysane la qabtay (Sawirro)